Sh. Umal oo khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay Nicmada Ilaahay oo lagu shukriyo.[Daawo Video]

April 15, 2016 - Written by Editor

sh_umal1Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay Nicmada Ilaahay oo lagu shukriyo. Sheekha ayaa sheegay in diinta islaamka ay meel sare gaarsiisay in qofka muslimka ah uu ku shukriyo Nimcada Alle siiyey uuna ku dadaalo in uu arrintaas u kaalmaysto cibaadada Alle si alle uu uga helo Ajar weyn. Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa safar caafimaad oo uu ugu maqnaa dalka Hindiya, isagoona dib u bilaabay duruustii iyo Khudbooyinkii Jimce ee uu ka jeedin jiray Masjidka abuu bakar sidiiq ee saafadda Islii ee magaalada Nairobi.

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal ka jeedyey Masjidka Abubakar Assadiq ee Nairobi Af-carabi

Hoos ka Daawo Khudbadii Jimce ee uu Sh Umal ka jeedyey Masjidka Abubakar Assadiq ee Nairobi Af-somali

Salaf Media
Nairobi,Kenya

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online