Siyaasi Cali Xaaji oo waraysi gaar ah uu siiyey Golaha 88 kaga hadlay hishiiska Puntland iyo DFS.[Dhagayso]

April 5, 2016 - Written by Editor

Cali-Xaaji-WarsameNairobi:-Dr.Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo soo noqday Wasiirka Waxbarashada Puntland 2014 ayaa si adag uga horyimid heshiiska Garowe ku dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Puntland. Heshiiskaas oo ku saleysnaa in hannaanka Geeddi-socodka Doorashooyinka dalka ee sanadkaan 2016 ay Puntland ku gasho nidaamka 4.5 kaasoo horay u diidaneyd.

Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa sheegay in heshiiskan uusan Shacabka Puntland macno weyn u samaynayn isla markaana uusan wax weyn ka badalayn mowqifkoodii hore ay ku diideen 4.5. Sidoo kale in heshiiskan la gaaray uu dhaawac weyn ku yahay Dowladda Puntland oo u hoggaamiyo Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas maadaama la hareer maray Aftidii iyo mowqifka shacabka Puntland iyagoon lagala tashan.

[audio: http://www.golaha88news.com/wp-content/uploads/2016/04/Siyaasi-Cali-Xaaji-Warsame-oo-ka-hadlay-heshiiska-Puntland-la-gashay-Dowladda-Federaalka-ee-4.5.mp3]

Source:Golaha88

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online