Wufuud ka socota beesha Caalamka oo gaaray magaalada Garoowe

April 3, 2016 - Written by Editor

3Garoowe:-Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in wufuud tiro badan oo ka socda beesha caalamka ay saaka gaareen Garowe  waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Wafuud ilaa iyo hadda soo gaaray magaalada Garowe waxaa ka mid ah,xoghayah guud ee urur goboboleedka IGAD Maxbuub,Wasiirka Arrimaha dibadda Ethoipia Tedros oo markii ugu horaysay Garowe yimi, wakiilka Midowga Yurub ee Somalia Michael Cervonesafiirada qaar ka mid ah dalalka safaaradaha kuleh Soomaaliya  iyo mas’uuliyiin kale.

Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno magaalada Garowe ayaa sheegaya in DFS iyo Puntland ay kala saxiixan doonaan heshiis kaas oo aan si rasmi ah loo shaacin ,wararka qaar ayaa sheegaya in Puntland ogolaatay nidaamka 4,5 balse ay dhaafsatay qodobo kale .

Xaalada Kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa magaalada Garowe iyada oo dadweynaha ay aad u diidan yihiin nidaamka 4.5 waxaana ciidamo badan la dhigay laguna daadiyey magaalada Garowe.

Wixii warar ah ee soo kordha kala soco Halgan.net

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online