Mowqifka dowladda PL ee ku aadan doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021
(June 9, 2020)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay goor dhoweyd ay soo saaray Warsaxaafadeed ku aadan Mowqifkood ku aadan doorashooyinka Soomaaliya 2020/2021,Warsaxaafeedka ka soo baxay Puntland ayaa waxaa ay
Jubbaland oo taagertay go’aanka Aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya
(June 9, 2020)
Kismaayo:-Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka hadashay Shirarkii dhawaan ku qabsoomay habka maqalka iyo muuqaalka ah ee ay yeesheen Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah iyo go’aanka gudi
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo la shiray Iskuduwayaasha wasaaradda arrimaha gudaha.
(June 9, 2020)
Gaalkacyo:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka Iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Iskuduwayaasha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Gobolada, Ujeedka kulanka ayaa
Mareykanka oo Amar duldhigay Madaxda DFS iyo Maamulgobaleedyada
(June 9, 2020)
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ugu amar dhuldhigtay madaxada DFS iyo madaxada Maamulgobaleedyada inay si degdeg ah u qaban-qabaiso shir dhex mara madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaah
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo ku baaqay shir deg deg ah
(June 9, 2020)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa u soo saaray war saxaafadeed ku saabsan qaabka la doonayo in loo maro doorashada hogaanka