Madaxweynaha PL oo la shiray Issimada Gobolka Mudug.[Masawiro]
(July 5, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ee Gaalkacyo caawa ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug iyo Guddiga dhismaha Dekadda Garacad oo Madaxweynaha warbi
Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka China oo kulmay.
(July 4, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjir
Shirka golaha Baarlamaanka Puntland oo arimo badan lagu gorfeeyey.
(July 4, 2020)
Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabd
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo xilka ka qaaday wasiirkiisii warfaafinta
(July 4, 2020)
Baydhabo:-Madaxweynaha dowladd goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Lafta-gareen ayaa waxaa uu xilkii wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta bulshada ka qaaday isagoona u magacaaba
Madaxweynaha PL oo daah furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8
(July 4, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland oo sanadka ay u fariisanayaan 16,500 oo ardey. Dowladdu waxay xo
Guddomiyaha Gobolka Karkaar oo ka qayb galay xaflada loo qabtay macalimiin
(July 3, 2020)
Qardho:-Guddomiyaha Gobolka Karkaar Mudane Siciid Maxamed Faahiye ayaa ka qayb-galay munaasabad Qado sharaf ah oo magaalada Qardho loogu sameeyay macalimiinta ka hawl-gali doona xaruumaha magaalada Q
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib u fureysa Duullimaadyada Gudaha Dalka
(July 2, 2020)
Muqdisho:-Shir golaha wasiirradu maanta ay yeesheen oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa lagu ogolaaday in di
Madaxweynaha Gal-Mudug oo lagu soo dhaweeyey Degmada Balanbal.[Video]
(July 2, 2020)
Madaxweynaha Galmudug oo hadda soo gaaray Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud halkaas oo si diiran ay ugu soo dhaweeyeen xubno ka tirsan golleyaasha xukuumadda, maamulka degmada iyo qeybaha kala duw
Golaha Wakiilada Dawladda PL oo ansixiyey Xisaab-xirka 2019
(July 2, 2020)
Garoowe:-Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ayaa cod gacan-taag ah ku ansixiyay Xisaab-xirka 2019 ee ay soo diyaariyeen Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland. Fadhiga 11-aad ee Kal-fadhi
Madaxweynaha PL oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirada.[Masawiro]
(July 2, 2020)
Gaalkacyo: 02 Luulyo 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo ku qabsoomay Aalada maqalka iyo muuqaalka

« Previous PageNext Page »