Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeelle oo magacaabay Guddiga Doorashada Madxweynah iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle

November 5, 2020 - Written by Editor

Jowhar:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Hir-shabeelle Cabdi Xakiin Luqmaan Xaaji ayaa waxaa uu soo magacaabay Guddiga Doorashada Maadxweynaah iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle, Warsxaafeed ka soo baxday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeelle ayaa magacaabay ilaa 9 xubnood oo qaban doona doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle.

Hoos ka akhriso Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-shabeelle oo magacaabay Guddiga Doorashada Madxweynaah iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online