Gudoomiyaha Aqalka Sare JFS oo ka horyimid gudiga doorashooyinka heer Federaal ee uu magacabay Ra’iisul wasaare Rooble
November 5, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa warsaxaafeed uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in Ra’isulwasaare Rooble uusan ku darin gudiga doorashooyinka iyo khilaafaadka heer Federaal xubno uu u gudbiyey sidaas awgeedna xubnaha cusub ee uu magacaabay Ra’isulwasaaruhu aysan matalin Gobolada Waqooyi.
Hoos ka akhriso warsaxaafeedkii uu soo saaray Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net