Gudoomiyaha Aqalka Sare JFS oo ka horyimid gudiga doorashooyinka heer Federaal ee uu magacabay Ra’iisul wasaare Rooble

November 5, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi, ayaa warsaxaafeed uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in Ra’isulwasaare Rooble uusan ku darin gudiga doorashooyinka iyo khilaafaadka heer Federaal xubno uu u gudbiyey sidaas awgeedna xubnaha cusub ee uu magacaabay Ra’isulwasaaruhu aysan matalin Gobolada Waqooyi.

Hoos ka akhriso warsaxaafeedkii uu soo saaray Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online