Ra’iisul wasaaraha JFS oo ka tacsiyeeyey Qarax lagu dilay dhalinyaro oo ka dhacay Muqdisho.[Video]

November 28, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelada dadkii ku dhintay qaraxii argagixisadu Al-shabaab ay la beegsadeen maqaaxi ay dad shacab ahi ku sugnaayeen ee magaalada Muqdisho.

Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Xuseen Rooble ayaa yiri ”Eebbe ha u naxariisto intii dhimatay, dhaawacyadana Allaha bogsiiyo. Waa in aan u midownaa la dagaallanka argagixisada si aan dalkeenna iyo dadkeenna uga badbaadinno.

Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Maqaaxida ku taal magaalada Muqdisho waxaa ku dhintay Ugu yaraan 7 dhalin yaro ah oo ku fiidsaneysay maqaayada waxaan isku qarxiyey qof naftiis halige ah.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online