Warsaxaafadeedka laga soo saaray shirkii murashaxiinta ee ka socday Muqdisho.
November 26, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Shir dhowr maalin uga socday magaalada Muqdisho ayaa musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Soomaaliya oo uu u soo gabagaboobay shirkooda waxaa ay ka soo saareen war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo ay ugu muhimsan tahay.
1.In la kala diro dhammaan guddiyada doorashada ee ee heer Federal iyo heer dowlada gobolleed lana magacaabo gudiyo la isku raacsan yahay.
2.In guddoomiyaha Aqalka Sare uu soo magacaabo guddiyada doorashada ee ka shaqeynaya xildhibaanada matalaya gobollada Waqooyi.
3.In Taliyaha hay’adda Nabad-Sugiida Fahad Yaasiin uu xilka iska casilo.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka laga soo saaray shirkii murashaxiinta ee ka socday magaalada Muqdisho.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net