Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo u mahad celiyey Taliska Booliska ee Gobolka Bari.[Video]

November 9, 2020 - Written by Editor

Boosaaso:-Wasiirka Wasaraadda Arimaha Guddaha Federaaleynta Iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland iyo Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa Taliska Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaar Ahaan Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Uga mahadceliyay in ku guuleesteen In ay Gacanta ku soo dhigaan Ragii Dilka Iyo Kufsiga u geystay Naciimo Cabdi Maxamed Oo Raggii Falkaas Ka Danbeeyay Ay Maxkamada Ku Xukuntay Dil Toogasho.

Wasiirka Wasaraadda Arimaha Guddaha Federaaleynta Iyo Dimuqraadi yeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdirixmaan ayaa u mahad celiyay Masuuliyiinta Amniga Gobalka Bari Isagoo sheegay in Taliyaha Qeybta Uu Masuuliyad adag iska saaray siddii Ragaas Loo soo qaban Lahaa.

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan Oo dhawaan dib ugu soo laabtay magaalada Bosaaso ayaa waxaa uu sheegay in bogaadin iyo dhiiri gelin ay Mudan Yihiin Saraakiisha Ciidamada Boliska Gobalka Bari Ka dib markii dhawaan ay ku Guuleysteen in ay Gacanta ku Soo dhigaan Ragii Dilka Iyo Kufsiga U Geystay Gabar Yar Oo Gacantooda ay ku Dileeen.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online