Xubno Al-Shabaab ah oo xukun dil lagu fuliyey.[Dhagayso]

November 29, 2020 - Written by Editor

Muqdisho:-Dawladda Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay saddex nin oo horey loogu helay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab, islamarkaana lagu helay eedo ah inay gaysteen dilal iyo falal argagixiso ah.

Xubnaha la dilay ayaa waxaa ku jiray nin lagu magacaabo Maxamed Xaaji Axmed oo loo yaqaan Macallin Ilkacase, kaasi oo horey u qirtay inuu madax ka ahaa unug Al-Shabaab ah oo dilalka ka fulin jiray Muqdisho.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa ridday xukunka maanta la fuliyey bishii December ee sannadkii aynu soo dhaafnay.

Hoos ka Dhagayso Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdisho.

VOA

Leave a comment

*

Archives
November 2020
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online