Madaxweyne Muuse Biixi oo wareysi siiyey VOA. [Dhagayso]
(December 16, 2020)
NAIROBI:-Madaxweynaha Kenya iyo madaxweynaha Somaliland ayaa shalay si wada jir ah u shaaciyay, qodobbo dhowr ahaa oo uu ka mid ahaa, xaqiijinta sii xoojinta xiriirka saaxibtinimo ee ka dhaxeeya labad
Ra’iisul wasaaraha DFS oo safar ku tegay degmada Cabudwaaq
(December 16, 2020)
Cabudwaaq:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Cabudwaaq.Waxaa soo dhaweeyey wafdiga madaxweyne Ku-xigeenka DGM, xubno ka tirs
Guddiga dib u habaynta Ciidamada Puntland oo kormeer ku tegay xerada Tababarka ee Godod.[Masawiro]
(December 16, 2020)
GODOD:-Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Godod oo kat irsan gobolka Mudug waxaa booqaday Guddoomiyaha Guddiga dib u habaynta Ciidamada ahna Wasiirka Maaliyadda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo xubno
Madaxweynaha Puntland oo kormeray Telefishinka iyo Idaacada Dowladda Puntland.
(December 16, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeeray Telefishinka iyo Idaacada Dowladda Puntland, wuxuuna warbixin ka dhegaystay Ku-simaha Agaasimaha Guud, Ahna Agaasim