Go’aanka Dowladda Puntland ee Xaaladda Doorashada Soomaaliya.
(April 22, 2021)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xalay dowladda Puntland ayaa lagu xusay in ay muhiim tahay in dib loogu laabto wada hadalada arrimaha doorashooyinka iyadoo gundhig looga dhigayo heshiiskii 17 Sep Puntland oo xukumo dil ah ku riday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab oo dilal ka fuliyey Gaalkacyo.[Video/Masawiro]
(April 21, 2021)
Gaalkacyo:-Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo danbiyada Culus ee gobolladda Mudug iyo Cayn ayaa maanta waxaa ay xukun dil ah ku ridey ilaa 5 xubnood oo ka mid ah ururka Al-shabaab kuwaaas oo dilay h IGAD oo ku baaqday in dib loo bilaabo wada hadalka DFS iyo Saamileyda siyaasadda Soomaaliya
(April 21, 2021)
Muqdisho:-Urur goboleedka IGAD ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxay ku soo dhaweeyeen hindisaha la soo jeediyey ee ah in dib loo furo wadahadalka ka dhexeeya DFS Ivo saamilayda siyaasada Puntland oo Gaalkacyo ka bilowday Maxkamadeynta xubno ka tirsan ururka Al-shabaab.[Video]
(April 20, 2021)
Gaalkacyo:-Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ee gobollada Mudug iyo Cayn ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga dacwadda 5 eedaysanayaal oo xeer ilaalintu kusoo eedaysay inay ka tirs Madasha Badbaado Qaran oo qoraal u diray Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay
(April 20, 2021)
Muqdisho:-War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran ayaa Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay looga dalbaday in ay naqdiyaan muddo kororsiga sharci darada ah ee uu sameystay Madaxweynihii hore Waraysi Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Cakarin ee Siyaasadda Soomaaliya.[Dhagayso]
(April 19, 2021)
Gaalkacyo:-Waraysi Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland: Xaaladda Cakarin ee Siyaasadda Dalka iyo Hab-Xukunka Madaxweyne Farmaajo | Wasiir Maxamed Dhabancad: “Farmaajo aragtidiisa siyaasadeed waa kicin Madaxweyne Farmaajo iyo Dhiggiisa Koongo oo ka wada hadlay Horumarinta Iskaashiga labada dal.[Masawiro]
(April 19, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa Dalkaas Mudane F Madaxweynaha Dowladda Puntland oo cafis guud u fidiyey 66 maxbuus
(April 19, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xiran xab Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeeyey geerida Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.[Video]
(April 18, 2021)
KIsmaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa guud ahaan umada Soomaaliyeed, Bulshada Jubaland iyo qoyskii, qaraabadii iyo saxiibadii uu ka baxay uga tacsiyeeyay geerida na Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Prof. Maxamed Cabdi Gaandi
(April 18, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelka, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Prof. Maxamed
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|