Wariye Nuur Jaamac Aadan oo caawa shil gaari ku geeriyooday
(April 16, 2021)
Garoowe:-Naxariisti janno Rabbi ha ka waraabiyo walaal Wariye Nuur Jaamac Aadan oo caawa shil gaari ku dhintay inta u dhexeysa Dangoranyo iyo magaalada Garoowe waxaa shilka kula geeriyooday Hooyadiis
Warsiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay dagaalka ka socda deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sool.[Dhagayso]
(April 16, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay dagaalka kasocda deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sool iyo dowrka dowla
Puntland oo ka jawaabtay eed uu u jeediyey Madaxweyne Farmaajo
(April 16, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Wakhtigu ka dhammaaday Farmaajo fashil ka weyn ma jiro inaa sharci daro kursiga kusii fadhido, Waxba ha ku marin habaabin bulshada faragelin baa la inagu hayaa, iyada hadii ay no
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo baaq nabadeed u diray beelo dagaal ku dhex maray eegaanka Dhabar-Dalool ee Gobolka Sool.
(April 16, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash ayaa baaq nabadeed u diray Beelo walaala ah oo Dirir ku dhexmartay Deegaanka Dhabar -Dalool ee Gobolka Sool. "Waxaan ugu baaqa
Madaxweyne Farmaajo oo waraysi gaar ah siiyey Shabelle TV.[Daawo]
(April 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowlaadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo waraysi gaarah siiyey Shabelle TV ayaa waxaa wax laga wiidiiyey arrimaha doorashada, Fashilka Shirkii Afisiyooni
Madaxweynaha dowladda Puntland oo Shir-guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.[Masawiro/Video]
(April 15, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirad
Wasaaradda Waxbarashada Federaalka oo shaacisay xilliga lagalayo imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad
(April 15, 2021)
Muqdisho:-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargeli neysaa dhammaan Bahda Waxbarashada in imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee dugs
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya oo jawaab u ah qoraaladii Beesha caalamka
(April 14, 2021)
Muqdisho:-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay si aad ah uga xumaatay inay aragto hadallada bulshada ee qaar ka mid ah saaxiibbadeeda caalamiga ah iyo saaxiibbada muddada dheer ay ku marin haba
Madaxweynaha Cali Guudlaawe oo ka tacsiyeeyay Xasuuqii ka dhacay wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar
(April 14, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyay falkii bahalnimada ahaa ee kooxda argagix
War-saxaafadeedka beesha caalamka ee muddo kororsiga dowladda Soomaaliya
(April 14, 2021)
Muqdisho – Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Danmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, No

« Previous PageNext Page »