Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ka hadlay dilka Ikraan Tahliil.[Video]
(September 3, 2021)
Muqdisho:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Shacabka Hiiraan inaan dib loogu laaban Aanooy Qabiil iyo is Dil. Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo
Al-shabaab oo iska fogeeyey dhimashada Ikraan Tahliil.[Dhagayso]
(September 3, 2021)
Muqdisho:-Ehelada Ikraan tahliil, xubno kamid ah Baarlamanka Soomaaliya iyo madaxdii horay usoo maamushay NISA ayaa ka hadlay warkii xalay kasoo baxay sirdoonka Soomaaliya ee ku saabsanaa in Alshabaab
Ciidanka PSF ee Puntland oo burburiyey talisyo ay Kooxda Daacish ku lahaayeen Buuraha Calmiskaad.[Video]
(September 3, 2021)
Boosaaso:-Cutubyo ka tirsan Ciidamada PSF ayaa howl gal ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Buuraha Calmiskaad waxa ay burburiyeen Talisyo ay ku lahaayeen Kooxda Daacish, Ciidamada PSF Iyadoo ka duu
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe [Video]
(September 2, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya isaga oo u kuurgalay howlaha shaqo ee ka socda labadan hey’adood
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo shir gudoomiyey shirkii golaha xukuumada Puntland.[Video]
(September 2, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada dowla
Madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land oo xil ka qaaday qaar ka mid ah Golahiisa Xukuumada
(September 2, 2021)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-708/092021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku samee
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Maxamed Cumar Saalixi
(September 2, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha
Golaha Wasiiradda XFS ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Fasaxa Dhismaha Soomaaliya
(September 2, 2021)
Muqdisho:-Golaha Wasiiradda XFS ayaa ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Fasaxa Dhismaha Soomaaliya oo uu horgeeyay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Adaan Ma
NISA oo sheegtay in ururka Al-shabaab ay dileen Ikraan Tahliil Faarax
(September 2, 2021)
Muqdisho:-Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd xubin ka tirsan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa warkeeda la waysanaa ilaa 26/6/2021. HSNQ dabagal ay samaysay oo muddo socday kadib, ayaa la
Bandhigga VOA: Ikraan Tahliil ma waxay u gacan gashay Al-Shabaab?[Dhagayso]
(September 2, 2021)
Muqdisho:-Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo ah gabar ka tirsan NISA oo muddo ka badan laba bil la la’yahay, iyo warar sheegaya inay u ga

« Previous Page