Puntland oo ka hortimid Go’aankii Issimada ay ka soo saareen Khilaafkii dowladda iyo PSF
(December 7, 2021)
Garoowe: Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda dowladda Puntland ayaa lagu diiday Go'aan maanta ka soo baxay Issimo ku dhex jiray khilaaf ka dhashay xil ka qaadis uu Madaxweynaha dowladda Puntlan
Isimada Puntland oo Go,aan ka soo saaray xiisadii Puntland iyo PSF (Akhriso)
(December 7, 2021)
Boosaaso:-Isimada dhaqanka Puntland ayaa go,aan ka soo saaray xiisadii baryahaan u dhexeysay hogaanka ciidanka PSF iyo Puntland waxayna isimadu go’aamiyeen in uu Xilka wareejiyo Agaasmimaha PSF ta