Shaqo ka joojin Wasiirka Koowaad ka dib markuu soo galay Tuhun Musuqmaasuq iyo Ku Takrifal Dhul dan Guud
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay qodobka 87aad ee Dastuurka KGM ah ee dalka kaas oo tilmaamaya inuu yahay ilaaliyaha iyo hor
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan Aaladda Fogaan Aragga la yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay Aaladda Fogaan Aragga maanta la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka kaas oo ay ka wada hadleen xaaladda dalka, da
Guddiga Doorashooyinka Heer Puntland oo shaaciyey 10-oo ka mid ah Aqalka Hoose ee Baarlamaanka
(December 26, 2021)
Garoowe:-Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee dowladda Puntland ayaa manta si rasmi ah shaacisay ilaa10 kursi oo ka mid ah 37 Kursi oo laga soo doorto deegaanada Puntland kana mid ah Xildhibaan
Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble oo isku baddelay labo Wasiir
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ugu magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxame
Jubaland oo sheegtay in ay ka qeyb galeyso Shirka wadatshiga uu Rooble Iclaamiyey
(December 26, 2021)
Kismaayo:-Dowlada Jubaland mar walba waxay diyaar u tahay dardar galinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladan adag ee dalku ku jiro.Waxaa meel wa
Puntland Diyaar baan nahay Shirka uu Iclaamiyey Raisulwasaare Rooble
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed Xuseen Rooble.Dowladda Puntland waxay kaloo caddeynaysaa in ay diyaar u taha
KGS kama qeybgalayso shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Rooble
(December 26, 2021)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) wuxuu caddeynayaa in uusan kasoo qeybgali doonin Shirka uu iclaamiyay Ra’iisul Was
Raisulwasaare Rooble”Musharrax gaar ah lagama aqbalayo in uu in doorashada ku takri falo”
(December 26, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay qoraalka saaka aroortii kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha.Qoraalkaas waxa uu aha
Madaxweynaha dowladda Puntland oo la kulmay wafdigii Issimada ee uu Hogaaminaye Islaan Bashiir Islaan Cabdulle
(December 26, 2021)
Garoowe: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Isimada Gobolka Mudug oo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle. Madaxweynaha dow