Madaxweyne Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u jeediyey khudbad ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka.[Video]
(January 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada
Ciidanka Booliska Garoowe oo gacanta ku dhigay gacan ku dhiiglihii dilay Allah u naxariistee Cabdikaafi Cabdiwaaxid
(January 10, 2022)
Garoowe:-Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal oo gacanta u soo dhigay dadkii ka danbeeyey dilka aun marxuum cabdikaafi cabdixamiid warsame oo xalay lagu dilay gudaha magaladda Garoowe. Ciidamada Boolisk
Madaxwene ku-xigeenka Dowladda Puntland oo Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Dowladda Puntland.[Video]
(January 10, 2022)
Garoowe:-Madaxwene ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Dowladda Puntland. Shirkan ayaa looga hadlay sidii loo
Barnaamijka Kulanka SBC waxaa marti ku ah Ra’iisul wasaarihii hore C/weli Maxamed Cali Gaas.[Video]
(January 10, 2022)
Boosaaso:-Barnaamijka Kulanka SBC waxaa marti ku ah Ra'iisul wasaare hore Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka jawaabaya Su’aalo ay ka mid yihiin Is casilaada Gudoonka Gudiga Doorashada Puntland, Xa
Gal-Mudug: Faahfaahin ku saabsan dagaalkii Cadakibir oo ay Al-shabaab ku dishay saraakiil sare.[Dhagayso]
(January 10, 2022)
Dhuusamareeb:-Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysay dagaal qaraar oo shalay ka dhacay degaanka Cadakibir ee maamulka Galmudug, waxaana dagaalkan u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo maleeshiyada u