Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay gudiga gurmadka Abaaraha

February 15, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka kooban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada. Guddigan oo uu hormuud u yahay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa waxa ay kala yihiin:

1. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS
2. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye : Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
3. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
4. Mudane Jamaal Maxamed Xasan:Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta
5. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
6. Cismaan Abokor Dubbe: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
7. Mudane Cumar Cali Rooble: Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
8. Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir: Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
9. Marwo Shukri Maxamuud Afrax: Wasiiru-dowlaha Tamarta iyo Biyaha
10. Mudane Xaamud Cali Xasan: Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka
11. Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil: Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha
12. Mudane Cabdullaahi Maxamed Shirwac
13. Sheekh Bashiir Axmed Salaad
14. Mudane Sheekh Cabdulqaadir Soomow
15. Mudane Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
16. Marwo Caasho Geelle Diiriye
17. Marwo Aamino Xaaji Cilmi
18. Marwo Caasho Shaacuur Ugaas
19. Marwo Batuulo Axmed Gaballe
20. Mudane Cabdi Axmed Baafo
21. Mudane Cabdi Aadan Hoosow
22. Mudane Dr.Maxamed Xaaji
23. Mudane Aadan Ibraahim Aw Xirsi
24. Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan
25. .Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
26. Mudane Khadar Ismaaciil Jimcaale
27. Mudane Cabdulfataax Maxamed Cabdinuur.
28. Liibaan Cabdi Cali
29. Amina Axmed Samatar
30. Cali Maxamed Maxamuud
31. Yaasmiin Cabdi Maxame
32. Cabdi Ciise Diirshe
33. Kamaal Daahir Guutaale
34.Shucayb Cabdullaahi Xasan

Leave a comment

*

Archives
February 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online