Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi
(March 23, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi oo qarax lagula beegtay magaalada Baladweyne. Madaxweynaha ayaa cam
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey dilka Xildhibaano Aamino Maxamed Cabdi
(March 23, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootay
Raisulwasaaha DFS oo Cambaareeyey dilka Aamino Maxamed Cabdi
(March 23, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi ayaa amray in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo qaabkii loo dilay Xildhibaanka wu
Madaxweynaha Jubaland oo tacsi u diray Ehelkii Aamino Maxamed Cabdi.
(March 23, 2022)
Kismaayo:-INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan qoyskii qaraabadii iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u Naxariistee xildhibaan Aamina Maxame
Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo lagu dilay qarax ka dhacay Beledweyne
(March 23, 2022)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Beledweyne lagu dilay Xildhibaanad Aamino Maxamed Cabdi oo si weyn ugu doodi jirtay in kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo lagu eedeeyey in ay dileen
Nadwo cilmiyeedkii 19aad oo ayaa goordhow ka bilaabay Masjidka Al Rowada Ee Boosaaso (dhamaad)
(March 23, 2022)
Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 19aad oo ayaa goordhow waxay ka bilaabatay magaalada Bosaaso gaar ahaan Masjidka Al Rowda nadwada sanadkan ayaa waxaa cinwaan looga dhigay "jiritaanka umada iyo Hanashada
Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo soo dhaweeyey Musharaxnimada Madaxweyne Deni ee xilka Madaxweynaha Soomaaliya
(March 21, 2022)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa soo dhaweeyey Murrashaxnnimada xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Madaxweyne Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. "Wa
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay agaasimaha wacyi-gelinta ciidamada iyo la-dagaalanka argagixisada.
(March 21, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11, ku magacaabay Agaasimaha Wacyi-gelinta Ciidamada iyo la-dagaalanka Argagixisada, ee Wasaaradda Amnig
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo habka fogaan aragga ah kulan kula qaatay Wakiillada Beesha Caalamka
(March 21, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ waxayna ka wada hadleen dhammeystirka doorashooyinka Golaha Shac
Akhlaaqda oo xumaata iyo xidhiidhka ay la leedahay qalloocsanka fikir Sh. Cabdiraxmaan Abyad
(March 20, 2022)
Laascaanood:-Habeennimadii Sabtida ee tirsiga hijrigu ahayd 16/8/1443, kuna aaddanayd 19/3/2022 Miilaadiga, waxaa ka qabsoomay hoolka Mustaqbal, Laascaanood kulan-aqoomeedka Caweyska aqoonyahanka oo

« Previous PageNext Page »