Beesha caalamka oo war-saxaafadeed ka soo saartay doorashada Soomaaliya
(April 5, 2022)
Muqdisho:-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani ay ka dhigan tahay da
Ku-simaha Madaxweynaha oo ka qeyb galay Janasada Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare
(April 5, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Saaladda Janaasada ku tukaday maydka Alle Ha’unaxariistee Garaad Maxamuu
Koonfur Galbeed oo joojisay wadashaqeynta Raisulwasaare Rooble.
(April 5, 2022)
Baydhabo:-Dowlad Koonfur Galbeed waxay caddeynaysaa in go’aanka kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha uu yahay mid sharci darro ah oo baal marsan go’aannadii iyo heshiisyadii wadar-ogolka ahaa ee ay d
Mowqifka Galmudug khilaafka guddiga FEIT
(April 5, 2022)
Gaalkacyo:-Dowladda Galmudug waxay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo marayay meel gebogabo ah. Dowladda Galmudug waxay ka xuntahay doorasho
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xilalkii ka qaaday xubno ka tirsan FEIT soona saaray awaamir ku saabsan doorashooyinka
(April 4, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, waxa uu bogaadinayaa dadaalka Guddiga FEIT iyo guddoonkooda iyo xoghayeyaasha Guud ee Labada Aqal e
Kusimaha Madaxweynah Puntland Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Mrs Kirsten Young
(April 4, 2022)
Garoowe:-Kusimaha Madaxweynah Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa Kooxda Ilaalinta Xuquuqul Iinsaanka
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo wili bixinaya Shahaadada Xildhibaanimo
(April 4, 2022)
Xildhibaanada qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, 02 April-04 April, 2022. 1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038 2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026 3. Mohamed
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Madaxda Shirkadda DPWORLD [Masawiro]
(April 3, 2022)
Dubia:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta kulan la qaatay Madaxda Shirkadda DPWORLD, si loo dardargeliyo oo dhakhso loo billaabo dhismaha iyo balaarinta Dekadd
Guddiga FEIT oo wili wada bixinta Shahaadada Xildhibaanimo
(April 3, 2022)
Muqdisho:-Maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo ee ka socotay Xarunta Guddiga FEIT, Waxaa qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka So
Madaxweynaha Jubaland oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
(April 1, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Dhammaan shucuubta muslimka ah Ummada Soomaaliyeed iyo shacabka Jubaland ugu Hambaleeyay dhalashada bisha barakaysan ee Ramad

« Previous PageNext Page »