Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo la kulmay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan Soomaaliya
(July 19, 2022)
Muqdisho:_Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u qaabilsan dalkeenna