Madaxweyne Deni oo shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.[Video]
(July 28, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga guud, gurmadka Abaarta, xuska
Maxaa sababay kororka weerarada Al-Shabaab ?[Dhagayso]
(July 28, 2022)
Muqdisho:-Ururka Al Shabaab, ayaa shalay qaraxyo dad badani ku dhinteen ka geystay magaalooyin ku yaalla gobolka Shabeelada Hoose, dhawaana waxa ay gudaha u galeen dalka Itoobiya. Haddaba maxay tahay