Madaxweynaha Hirshabeelle oo cambaareeyay qaraxii ka dhacay Jowhar

July 17, 2022 - Written by Editor

Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa cambaareeyay qaraxii argagixiso ee maanta ka dhacay Magaalada Jowhar Caasimada Dowladda Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa tacsi u diray ehellada iyo qaraabada dadkii ku dhintay weerarkaasi argagixiso
isagoo caafimaad u rajeeyay masuuliyiintii iyo dadkii shacabka ahaa ee ku dhaawacmay qaraxaasi.
Madaxweynaha ayaa faray laamaha amniga inay iska kaashadaan xoojiyaan iyo adkeynta amaaanka sidoo sidoo kalana ay xog dhameystiran ka keenaan sida ay wax u dhaceen.

-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE

Comments are closed.

Archives
July 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online