Madaxweyne Deni oo shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.[Video]
July 28, 2022 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shir Guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga guud, gurmadka Abaarta, xuska munaasabadda aasaaskii Puntland 24 sano ka dib 1998 oo ku beegan 01, August 2022 Iyo todobaadka Puntland.
Shirka oo uu Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa sidoo kale looga hadlay Safarkii masuuliyiin ka tirsan Gollaha Wasiirada DPL ay ku tageen gobolka Ceyn.
M_M_Deeq
Halgan.net