Madaxweynaha JFS Hassan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay.
(July 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasima
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta
(July 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudan
Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka gobolka Nugaal.
(July 25, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Nabadoonada iyo Waxgaradka gobolka Nugaal. Kulanka oo uu Madaxweynaha ku weheliyay T
Baarlamanka oo waqti dheeri ah siiyey R/W Xamza oo uu kusoo dhiso xukuumad cusub
(July 25, 2022)
Muqdisho:-Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta muddo dheeri oo 10 maalmood ah ugu daray ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre muddada uu kusoo dhisayo xukuumadda cusub. Xamza oo maanta
Madaxweyanaha Puntland oo ka qayb-galay Roobdoon Alle SWC lagu qabtay Garoowe
(July 25, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta garoonka Kubadda Cagta Mire Awaare Garoowe kaga qayb-galay Roobdoon Alle SWC lagaga baryaayey Ramaxddiisa (Roob) inuu ku man
Madaxweynaha Hassan Sheekh JFS oo kulan kula qaatay Cabdulfataax Al-siisi.
(July 25, 2022)
Qaahira:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxt
Madaxweynaha DFS oo maanta u amba-baxay Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar.
(July 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka xiriirka soojireenka ah la wadaaga dalkeenna ku maraya socdaal ku saleysan dib u xooji
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.
(July 23, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23-da July 2022, soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 35, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka
Xafladda Xilwareejinta Gudoomiyaha Mu’asasada Alminhaaj ee Gobolka Mudug (Masawiro)
(July 23, 2022)
Gaalkacyo:-Xafladdaan oo ahayd mid si wayn loosoo agaasimay ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay Gudoomiyihii hore ee Mu'asasada Alminhaaj Gobolka Mudug Sh. Cawil Axmed Muumin iyo Gudoomiyaha Cusub e
Puntland oo hawlgal qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari
(July 23, 2022)
Garoowe:-Puntland oo hawlgal qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari gaar ahaan dhulka ay ku dhuumaalaystaan kooxo maafiyo ah oo ka tirsan Ururada Argagixisada. Saraakiil u had

« Previous PageNext Page »