Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo laga waraystay maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Gaalkacyo.[Dhagayso]
(July 14, 2022)
Gaalkacyo:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Sare Muumin cabdishire ayaa Bbc Soomaali uga waramay Maxabiistii Saakay Fakatey iyo sidii ay wax udhaceen Magalada Galkacyo. Taliyaha Qeybt Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni oo ka qeybgalay Shirweynaha Gurmadka Abaaraha Puntland
(July 14, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Shirweynaha Gurmadka Abaaraha Puntland, oo ah Shir loogu qareemayo dadka Abaartu saameysay. Madaxweynah Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabatay magaalada Garoowe
(July 14, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay. Madaxweynaha waxaa kusoo dho Madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya
(July 13, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre oo ay kamid ahayeen Madaxweynaha JFS kulan xog-warran ah la qaatay waalidiinta wiilashooda tababbarka loo geeyey dalka Ereteriya.
(July 13, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalka Labadii jeer ee ay “kulmeen Farmaajo iyo Netanyahu” balse la qariyay.
(July 13, 2022)
Muqdisho:-Wargayska "Times of Israel" ayaa daabacay warbixin uu ka qoray xogta ku saabsan kulan qarsoodi ah oo uu sheegay in uu dhex maray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaaj Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Ereteriya oo heshiis is-afgarad kala saxiixday.[Masawiro]
(July 12, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo qaadatay afar maalmood ku joogay waddanka Ereteriya ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Booq Madaxweynaha DFS oo wili wada kormeer cutubyo ka tirsan DFS oo ku sugan dalka Ereteriya
(July 11, 2022)
Asmara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Madaxweynaha JFS oo u kuur-galay xaaladda ciidanka soomaaliyeed ee tababbarka u jooga Dalka Ereteriya
(July 10, 2022)
Asmara, Luulyo 10, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyada Ciida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray dalka Ereteriya.[Masawiro]
(July 9, 2022)
Asmara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay Garoonka Caalamig
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|