Puntland oo hawlgal qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari

July 23, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Puntland oo hawlgal qorsheysan ka fulisay buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari gaar ahaan dhulka ay ku dhuumaalaystaan kooxo maafiyo ah oo ka tirsan Ururada Argagixisada.

Saraakiil u hadlay qeybaha kala duwan ee ciidanka Puntland ayaa sheegay in ay burburiyeen saldhigyo kala duwan ay kooxda Maafiyada Al Shabaab lahaayeen waxayna gacanta ku dhigeen agab ka kooban raashin budada qaraxyada laga sameeyo iyo dawooyin.

Kooxda maafiyada Al Shabaab ayaa u firxaday buuraha fog waxaana ciidmadu ay sheegeen in ay howlgaladu wili sii socon doonaan.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online