Golaha Wasiirada JFS oo soo saaray go’aamo dhaxalgal ah
(September 22, 2022)
Muqdisho:-Kulanka Golaha Wasiirrada ee maanta ayaa waxa ka soo baxay go’aamo dhaxalgal ah oo looga gol leeyahay in wax looga qabto xaaladaha amni ee dalka. 1. Goluhu waxa uu soo jeediyay si loo
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo ka geyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 25-aad ee aasaaska Jaamacadda Muqdisho
(September 22, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre oo maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guurada 25-aad ee aasaaska Jaamacadda Muqdisho, ayaa ku
Raisulwasaaraha DFS oo shir guddoomiyey kulanka Tiirka Xorreynta iyo Sugidda Amniga
(September 22, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka Tiirka Xorreynta iyo Sugidda Amniga, kaas oo loogaga arrinsanayey howlgallada socda
Madaxweynaha Jubaland shir gudoomiyay golaha Wasiirada ee Jubaland.
(September 22, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee golaha wasiirada oo diirada lagu saarayay arimaha amniga iyo dagaalka ka dha
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu Xusseen.
(September 21, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Boqorka dalka Urdun Boqor Cabdalla Binu X
Madaxweynaha Puntland oo caawa kulan casho sharaf ah ugu sameeyay Goleyaasha degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufeyn,
(September 18, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan casho sharaf ah ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Eyl, Qardho iyo Ufeyn, o
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda dalka Maraykanka
(September 17, 2022)
Washington:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arima
Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Goleyaasha deegaanka Eyl, Ufeyn iyo Qardho
(September 17, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo ee Eyl, Ufeyn iyo Qardho, oo ah Goleyaashii
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Xoghayaha Difaaca dalka Maraykanka
(September 16, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee magaalada Washington, Xogha
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gudoomiyaasha Degmooyinka Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyo.
(September 15, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 55 ee 15-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan magacaabida Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xi

« Previous PageNext Page »