Qarax lala eegtay Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska dowladda federaalka Soomaaliya

March 9, 2016 - Written by Editor

qarax-gaari-foolxun-1Muqdisho:-Waxaa saaka ka dhacay xarunta gaadiidka Booliska ee degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa waxaan ka dhashay dhimasho iyo dhaawac. Gaariga walxaha qaraxa laga soo buuxiyey ayaa lala eegtay Makhaayad ay wax ka cuni jireen Saraakiil tababar uga socdeen xarunta gaadiidka Booliska dowadda Federaalka Soomaaliya waxaan qaraxaas ku dhintay ilaa 3 sarkaal oo a tirsa ciidana Booliska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Daawo qarax ka dhacay Makhaayada u dhow xarunta gaadiidka Booliska dowadda Federaalka Soomaaliya

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online