Xeer ilaaliyaha guud ee DFS Axmed Cali Daahir oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC.[Daawo]
March 11, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaliya Axmed Cali Daahir ayaa maalmahaan waxaa uu ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland isaga iyo Taliyaha cidanka Asluubta ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Xeer ilaaliyaha Guud ee dowladda Federaalka Soomaliya Axmed Cali Daahir oo waraysi gaar ah siyey Tv-ga SBC waxaa uu uga waramay safarka uu ku yimid Puntland iyo arrimo ku saabsan Cadaalada oo wax laga wiidiiyey
Hoos ka Daawo waraysiga Tv-ga SBC la yeeshay Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaliya Axmed Cali Daahir
M_M_Deeq
Halgan.net