Mutamarkii sanadlaha ah ee Masjid Tawfiiq ee magaalada Coventry oo la qaban doono

March 24, 2016 - Written by Editor

ogeysiisCoventry :-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool magaalada Coventry iyo nawaaxigeeda in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ah ee masjid tawfiiq coventry, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka somaalida ee ku dhaqan Coventry  iyi nawaaxigiisa.Halkaan ka eeg faahfaahinta

Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah:

1- Dr Sh Ahmed daahir Aweys

2- Dr Sh Cali Maxamed Saalax

3- Sh Bashiir Shiil

4- Sh Saciid Raage

6- Sh Maxamed Cali Mawliid

Wakhtiga uu Bilaawmayo Mutamarka :

 

FROM 8 — 10 APRIL 2016

  • FRIDAY: 2pm — 8pm
  • SATURDAY: l0 am — 8pm
  • SUNDAY: loam — 8pm

Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka:

Venue: Indian Community Centre Association, 243 Cross Road Coventry CV6 5GP

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Tel:07710505316  ama Tel: 07403389116

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online