Guutada 2aad ee Ciidanka Puntland oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe.[Masawiro]

March 28, 2016 - Written by Editor

4Garoowe:-Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland guutada Labaad ee Ciidanka Puntland waxaana ciidanka hogaaminayey Col. Jimcaale Jaamac kuwaas ka sifeeyey  ciidamadii Al-shabaab ee ka soo degay goballada Mudug iyo Nugaal.

Duleedka magaalada Garoowe ayaa waxaa ciidamada ka hortagay maamulka degmada Garowe, iyo dadweyne fara badan,  kuwaas oo caleemo qyan uraxayey ciidanka kuna dhawaaqayey  erayo lid ku ah kooxda Al-Shabaab.

Duqa Degmada Garowe Xasan Maxamed Ciise “Goodir” oo ciidanka ka hortagay ayaa ku soo dhaweeyey magaalada wuxuuna balan qaaday in la daryeeli doono dhaawaca ciidamada Puntland.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Col.Cumar Faraweyne  ayaa sidoo kale u mahadceliyey shacabka Puntland kuwaas oo garab istaagay ciidanka Puntland wuxuuna u sheegay shacbaka Puntland  in gobanimadu u baahan tahay geesi dhinta iyo mid dhawacmay.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2016
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online