Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.[Dhagayso]
April 25, 2016 - Written by EditorWasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Garowe ayaa waxaa uu uga waramay xaalada amni ee guud ee deegaanada Puntland iyo weliba amaro ay soo saaren wasaaaraddaha amniga iyo tan arrimaha gudaha walow aysan amaradaas si rasmi am u dhaqan gelin.
Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali ayaa sidoo kale waxaa uu iska fogeeyey ku lug lahaanshaha ciidanka Puntland dagaal ka dhacay degaanka Daacdheer oo ka tirsan Kilinka Shanaad ee Dowladda deegaan soomaalida Itoobiya.
Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali
[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/shirkajaraaidWasiirka-Amniga.mp3]M_M_Deeq
Halgan.net