Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Galmudug oo ka hadlay dagaalo u dhexeeya ururka Alshabaab iyo ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Gal-Mudug
November 11, 2020 - Written by EditorDhuusamareeb:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Galmudug Axmed Shire Maxamuud “Falagle” ayaa waxaa ku qabtay magaalada Dhuusamareeb Shir jaraa’id waxaan uu faahfaahin ka bixiyey dagaalo dhexmaraya ururka Al-shabaab iyo Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Gal-Mudug oo is garabsanaya.
Hoos ka Daawo shirka Jaraa’id Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Galmudug Axmed Shire Maxamuud “Falagle”
M_M_Deeq
Halgan.net