Guddoomiyaha aqalka sare oo soo saaray habraaca Doorashada Xildhibaannada labada gole ee gobollada Waqooyi.
November 19, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Guddoomiyaha aqalka sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa waxaa uu saaka soo saaray habraaca doorashada Xildhibaannada labada gole ee ka so jeeda gobollada waqooyi ka dib khilaaf iyo aragti kala duwanaan soo kala dhex gashay Gudoomiyaha aqalka sare iyo Madaxda ugu saraysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Akhriso Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo soo saaray habraaca doorashada xildhibaannada labada gole ee gobollada waqooyi.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net