Ogaysiis ku socda reer New England gaar ahaan magaalada Boston

August 11, 2012 - Written by

Minneapolis:-Jaaliyada reer Boston oo qabanqaabinaysa kulan isugu jira warbixin iyo Afur u raadin Barakacayaasha Soomaaliya, sidaa daraadeed waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Boston iyo nawaaxigeeda inay kasoo qayb galaan isu imaatinkaan, isugu Jira Xog isla socodsiin iyo khayr wadaag.

Shirku wuxuu galabta Axada ah 7:30 ka dhici doonaa Hielbernian Hall, faah faahin intaa dheer fadlan akhri Flayerka.

Waxaa ku martiqaadan goobta inay ka hadlaan,

1- Sh. Xasan Dhooye (oo dhawaan wadankii kasoo noqday)

2- Sh. Yusuf Cabdulle

3- Sh. Cismaan Yusuf

4- Sh. Maxamed Ibraahim Qadari

Faah faahin fadlan soo wac Maxamed Buule: 617-230-7338

Fadlan nagala soco Face book-ga

Haro EastAfrica.

no images were found

 

Sawirada dadka Haro Afurisay halkaan kadaawo.

https://plus.google.com/u/0/photos/104316832019458286396/albums/5772201873938456849

-Hassan Jama

Executive Director

Humanitarian African Relief Organization (HARO)
3355 Hiawatha Ave South. Ste 202 Minneapolis,MN 55406

Line: 612-315-5691
Fax: 612-315-5693
Cell: 612-6365338
hassan@harousa.org
haro.4needy@gmail.com

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online