Wariye Maxamuud Cali Yare (Buneeste).oo lagu dilay magaalada Muqdisho

August 12, 2012 - Written by

Muqdisho:-Allaha u naxariistee Waxaa goordhaw dhaawac ugu geeriyooday magalada Muqdisho wariye Maxamuud Cali Yare (Buneeste) ka dib markii ay israsaaseyn dhex martay ciidamo ka wada tirsan DFKM  Wariye Maxamuud Cali Yare (Buneeste) ayaa waxaa dhaawac culus uu ka soo gaaray madaxa.

Ciidamada ka wada tirsan DFKM ayaa waxay ku dagaalameen  isgoyska xaafada Towfiiq, sida ay sheegayaan goob joogayaal oo ku sugan Degmada Tawfiiq  Wariye Buneeste ayaa waxaa uu in mudo ah dalka ka maqnaa waxaana uu ku sugnaa magaalada Nairobi isaga oo uga sii gudbay dalka Soutafrika.

Dilka wariyaasha ayaa ka noqday magaalada Muqdisho wax ay ku faanaan kooxaha dhagarqabayaasha ah oo caadeystay baneysiga dhiiga muslinka ah ee macsuumka ah.

Ismail Ahmed
Muqdisho

Leave a comment

*

Archives
August 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online