Al-shabaab oo soo bandhigtay aqoonsiyada qaar ka mida Askartii Burundi ee lagu dilay Muqdisho

December 12, 2011 - Written by

Muqdisho:-Masuuliyiin ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa saxaafada u soo badhigatay cadeymo iyo  aqoonsiga iyo weliba masawirada qaar ka mid ah Askartii Burundiiska ahayd ee lagu dilay dagaalkii dhex maray  ciidanka Al-shabaab iyo ciidamda Burundi kaas oo ka dhacay Degmada Dayniile :

War saxaafadeed soo gaaray Halgan.net oo lagu xusay in uu  ka soo baxay xafiiska warfaafinta ee xarakada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ururka Al-shabaab uu soo bandhigay aqoonsiga iyo sawirada askarta Burundi ka dib markii codsi badan uu uga yimid Madaxda Al-shabaab qaraabada askarta  Burundi ee lagu dilay dagaalkii ka dhacay Xaafada Deyniile ee magaalada Muqdisho.

no images were found

Dhinaca kale ururka Al-shabaab ayaa u balan qaaday haddii ay jiraan qoysas kale oo reer Burundiis ah oo ka shakisan in Askarta ay ehel ahaayeen dagaalkaas lagu diley ay u banaan tahay in ay iyaga la soo xiriiraan si loogu diro cadaymo muujinya geerida askartaas iyadoo loo raacin doono kaararkoodii dhalashada, Sawiro, iyo warbixino kale oo gaar ah.

A/Cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online