Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa Soomaali ah oo la socda oo ku habsaday magaalada B/weyne.
(December 31, 2011)
Muqdisho:-Xaaladda Beledweyne ayaa imika degan ka dib markii maanta uu ka dhacay dagaal culus markii ay duulaan soo qaadeen ciidamada Itoobiya iyo ciidan Daacad u ah Dooxada Shabeele  kuwaas oo qabs
Ka digitaanka u dabaaldaga Sanadka Cusub W/Q Abu Ahmed
(December 31, 2011)
London:-Waxaan ku bilaabayaa maqaalkan oo ah mid aan uga digayno walaalahayga soomaaliyeed inay booqdaan qolal badan oo ay maamulaan walaalaha soomaaliyeed kuna yaala aaladda paltalk, kuwaas oo lagu h
Al-Shabaab iyo sarkaal ka tirsan Dooxada Shabelle oo guulo sheegtay dagaalka ka socda B/weyne
(December 31, 2011)
Hiiraan:-Afhayeenka  Ciidamada  Alshabaab Sheekh C/casiis  Abuu Muscab ayaa  ka warbixiyay dagaalkii saakay ka dhacay magaalada  Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana uu sheegay in ciida
Waa xilligii kala baxa Abdirazak Sugulle Mohamed
(December 31, 2011)
Allaah ayaa mahad ballaaran iska leh, isaga ayaanan dambi dhaaf weydiisanaynaa.Nabadgelyo iyo naxariisna nabigeenii suubanaa korkiisa ha ahaato. Intaa dabadeed waxaan aad u taageersanahay bayaanka ay
Dagaal ka socda Gudaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan
(December 31, 2011)
Hiiraan:-Ciidamada DFKM oo ay wehliyaan  ciidamo ka tirsan  dalka Ethiopiya ayaa lagu soo waramayaa iney duulaan saaka  ku soo qaadeen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay gaca
Beesha Leelkase oo ku eedeysay dilkii Dr axmed Xaaji C/raxmaan ururka Al-shabaab(Daawo masawiro)
(December 31, 2011)
Goldogob:Waxaa maanta Salaaddii casar ka dib  lagu qabtay guriga ugaaska beesha Leelkase ee magaalada Galdogob kulan ballaaran oo ay ka soo qaybgaleen Isimada, cuqaasha, aqoonyahanka, culuma'udiinka,
Sheekh Dr.C/raxmaan Sh Cabdullahi Cumar oo caawa Marti u ahaa Qolka Somali Islamic Altaqaa Network (Dhageyso)
(December 31, 2011)
Mecca:-Sheekh Dr.Cabdiraxmaan  Sh Cabdullahi Cumar ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeedhay caawa Qolka Somali Islamic Altaqaa Network iyo Walaalaha Qolka Dacwah ee 114ka waxaana uu cinwaan uga dhigay Shee