Makaanada Culumada Sh.Dr.C/risaaq Maxamuud Takar (Dhageyso)
(December 15, 2011)
London:-Sh. C/risaaq Takar oo ka mid ah culumada dacwada ka wada wadanka Ingiriiska ayaa khudbadii jimcaha ee usbuucii hore waxaa uu kaga hadlay makaanada culumada ay ku leedahay alle agtiisa iyo sida
Ogeysiis Nadwo ka bilaaban doonta Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network
(December 15, 2011)
London:-Waxaan walaalaha ku war galinaynaa in ay galabta Jimcaha 16 12 2011 bilaabmayso Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network iyo Walaalaha Teleconferenceka 114 dowro socon doonta 3 maalmood Insha All
Uurdoox: Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay
(December 15, 2011)
Allaa mahad leh, ammaan oo idilna Ilaah ayaa iska leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Taxanahan oo aan u bixiyay UUR DOOX waa mid aan uga hadli doono (h
Warsaxaafadeed shirkii golaha wasiirada ee DFKM ay ku yeesheen Muqdisho
(December 15, 2011)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaa
Nadwadii ka socotay Masjidka Al-Rowda ee Magaalada Bossaso oo xalay la soo gaba gabeeyay.
(December 15, 2011)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii xalay ahaa la soo gaba gabeeyay Nadwadii Diiniga ahayd ee labadii habeen ee la soo dhaafay ka soconaysay Masjidka Al-Rowda ee Magaalada Bossasoee xarunta Gobol ka Bari