Dhibka sideen ugu bedelnaa Dheef W/Q: Sh. C/Baasit Sh. Ibraahim
(December 21, 2011)
Dhibaatooyinka faraha badan ee ku habsadey Umadda soomaaliyeed wax la soo koobi kara ma’aha , waxaad moodaa in mid walba mida ka dambeysa ay fududeynayso sidii lagu sheegey axaadiista Aakhuru zamaan
Shirka wadatashiga oo ka furmay Garoowe iyo R/W DFKM Prof Gaas oo gaaray Garoowe
(December 21, 2011)
Garoowe:-Waxaa goor dhow si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta dowllada Puntland Shirkii wadatshiga  wejigiisii labaad waxaana shirka goobjoog ka ah Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif Sh.
Talow ma Nabi Muxamad صلي الله عليه وسلم lagu been abuurtaa fudud mise Sheekiina in la qabtaa adag
(December 21, 2011)
Mahad Alle ka dib waxaan aqriyay qoraalo ay soo qoreen labo qof oo lakala dhaho Maxamed xirsi guuled iyo Axmed cartan, labadaasi qof waxa ay isku dayeen inay ka jawaabaan su,aalo ay direen Fadiilatu S
Ciidanka Booliska Boosaso oo u qabtay dad fara badan dilal ka dhacay Boosaaso
(December 21, 2011)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari oo maalmihii la soo dhaafay ka waday magaalada guda heeda iyo daafaheeda howl gal ay ku baacsanayaan kooxo dhalin yaro ah oo
Diyaaradaha Kenya oo shalay duqeeyey deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubbada hoose
(December 21, 2011)
Diyaaradaha dagaalka ee laga leeyahay dalka Kenya ayaa waxaa ay shalay duqeyn dhinac cirka ay ka geysteen deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubbada hoose waxaan weerarkaas ka dhashay khasaaro fara badan
Shirka wadatashiga wajigiisii labaad oo maanta ka furmaya magaalada Garoowe
(December 21, 2011)
Garoowe:-Shirka wadatashiga wajigiisii labaad ayaa lagu wadaa maanta in uu ka furmo magaalada Garoowe ee xarunta caasimada dowllada Puntlland iyado la filayo in uuu si rasmi ah u furmo saacadaha inagu