Kudbadii jimcaha ee masjidka imaam shaafici magaalada Minneapolis oo looga hadlay dilkii Sh Dr Axmed Xaaji.(Dhagayso)
(December 10, 2011)
Minneapolis:-Kudbadii jimcaha ee masaajidka imaam shaafici magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa waxaa lagu soo qaatay mawduuc ku saabsan fadliga culumadu ay leeyihiin iyo meesha ilaahay uu
Dayax madoobaad ka dhacay caawa inta badan Gobollada dalka Soomaaliya
(December 10, 2011)
Boosaaso:-Dayax madoobaadka caawa lagu arkay meelo badan oo kamid ah Soomaaliya ayaa waxa uu bilowday saacaddu marka ay ahayd 5:55 daqiiqadood ee fiidnimadii caawa meelaha sida wayn looga dareemay day
Maxaa nagala gudboon dilka Shiikh Dr. Axmed Xaaji ? W/Q: Sh. C/lahi Abu fadli
(December 10, 2011)
Waxaan marka hore halkan uga tacsidaynayaa dhamaan umada soomaaliyeed gerida naxdinta leh ee dr axmed xaaji c/raxman,illaahay ha u naxareestee,sigaar ahna waxaan ugu tacsidaynayaa qoyskii iyo eheladii
Dil toogasho ah oo ka dhacay maanta duleedka magaalada Garoowe
(December 10, 2011)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu toogtay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal labo dhalinyaro ah oo ay maamulka Puntlland ku eedeeyeen in ay dilal qorshaysan ay ka fuliyeen magaalooyinka Boosaso iyo
Diyaarado Duqeeyay maanta mar kale Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo
(December 10, 2011)
Baardheere:-Diyaarado dagaal ayaa maanta mar kale  duqeyn ka geystay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, waxaana diyaaradahaas lagu sheegay in ay ahaayeen kuwa dalka Kenya   Duqeynta ayaa waxaa ay
Muxaadaro shalay lagu qabtay Masjidka Al Madiina ee magaalada Burco oo looga hadlay dilkii Dr Axmed Xaaji.(Dhagayso)
(December 10, 2011)
Burco:-Waxaa shalay ka dhacay Masjidka weyn ee Jaamica Al-madiina ku yaala magaalada Burco muxaadarooyin iyo towjiihaad ay jeediyeen culimo ay ka mid ahaayeen Shiikh Cali Warsame  iyo Shiikh.C/laahi
Shir dacwadeedkii sanadlaha ahaa oo ka dhici jiray Dalka Koonfur afrika
(December 10, 2011)
Waxaa la qabanayaa shir dacwadeedkii sanadlaha ahaa ee ka dhici jiray, wadanka koonfur afrika, shirkani waa kii labaad 2011 2012, kaasoo ku aadan 1433h, shirkana ama kulankani waa mid aad u ballaaran
Soomaaliya, waa ummad geeridu jiho kasta uga timid! W/Q: Siciid Cali Shire
(December 10, 2011)
Cinwaanka qormadaan, Soomaaliya waa ummad geeridu jiho kasta uga timid, waxaan ka soo qaatay maqaal uu Axmed Mansuur, weriye reer Kuwait ahi, daabacay dhammaadkii qarnigii tegey. Maalmaha, Axmed Mansu
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee Minneapolis oo looga hadlay dilkii Sh Dr. Axmed Xaaji.(Dhagayso)
(December 10, 2011)
Sidii horay loogu balamay Golaha imaamyada iyo Masaajida dacwada salafka u nasab sheegta ayaa khudbadu waxay ku saabsanayd maanta Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan loogu gaystay Boosaaso iyo sida ummad