Ogeysiis Jadwalka Birito Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network
(December 8, 2011)
London:-Walaalaha Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network, waxay casumayaan Dhamaan Maraakizta Boosaaso, Hargeysa, Muqdiyo iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya ku yaala, Walaalaha Teleconferenceka 114,
Sheekh Maxamed Umal been abuurka oo shaqo laga dhigto si loo xalaalshado dhiiga muslimiinta.(Daawo)
(December 8, 2011)
Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro u jeediyey boqolaal Soomaali ah oo kala socday Qolka Islamic Al-taqwaa Center ,Teleconverceyada isagoo ku sugan Masjidka weyn ee Abuubakar ee ma
Yaa ka Dambeeyey Dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan? W/Q Jama A. Aidid
(December 8, 2011)
Qoraalkan kooban waxaan qoray bishii February 20,2011, waxaan u gudbiyey in uu iga hubiyo sidii caadada ii ahayd Shiikh.Dr Axmed XaajiC/raxmaan (Alle ha u naxariistee) si aan ugu faafiyo bogaga Intern
Culimmada Waqooyiga Ameerika oo talooyin ka soo jeediyey dilkii Sh.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan
(December 8, 2011)
Inaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun, Ilaahay Janadiisa ha geeyo Sh.Axmed Xaaji, ehelkii, qaraaba diisii iyo ummada Somaaliyeed samir iyo imaan ha ka siiyo,Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga
Masjid Al-Tawxiid ee Copenhagen oo qabanaya Dowro Diini ah 23- ilaa 26 Dec.
(December 8, 2011)
Denmark:Xarunta Soomaaliyeed ee masjidka al-tawxiid ee magaalada Copenhagen waxay ummadda soomaaliyeed ugu bishaaraynaysaa in xaruntu qabanayso kulankii aqoon kororsiga diineed (dawro) bishan Dec. 201
Sh Umal oo muxaadar ka jeedin doona Qolka Paltalk ee Islamic Altaqwaa Center
(December 8, 2011)
London:-Waxaa caawa ka dhacaya ilaa 7 muxaadarood oo  mid ka mid ah uu jeedin doono Sh.Maxamed Cabdi Umal uuna ugu magacdaray Shiikh.Xassan Takar oo Jawaabtii ka leexday been abuurkiina ku noqday, S
Diyaarado Afar Gantaal ku dhuftay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo
(December 8, 2011)
Baardheere:-Diyaarado nooca dagaalka ah ayaa duqeymo ka geysteen wax yar ka hor degmada Baardheeere ee gobolka Gedo, iyadoona lagu soo waramayo in diyaaraduhu ay weli wadaan duqeynta waxaana kala firx
Dagaal culus oo dhexmaray ciidamada DFKM kuwa AMISOM iyo ururka Al-shabaab
(December 8, 2011)
Muqdisho:-Dagaal culus oo saaka ka qaraxay waqooyiga magaalada Muqdisho ka dib markii ay weerar qorsheysan ay ciidanka Al-shabaab ku qaadeen degmooyinka Kaaraan, Heliwaa iyo qeybo ka mid ah Yaaqshiid
Saamayta Dhimmasha Culimadu ummada ku leedahay أثر فقد العلماء على الأمة
(December 8, 2011)
Asalamu Calaykum Inaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun. Ilaahay Janadiisa ha geeyo Sheikh Axmed Xaaji C/raxman, ehelkii iyo qaraabadiisiina samir iyo imaan ha ka siiyo. Masaajidka Abubakar ee Minneapo
Baydhabo iyo Baaqii Baa,binta Culumada W/Q Abdisalaan F Gas.
(December 8, 2011)
Ugu horayn waxaan tacsi murugo iyo tiraanyo xambaarsan u dirayaa Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan ummada Soomaaliyeed geeridii naxdinta iyo murugada badanyd ee ku timid Sh Dr Axmed Xaaji C

Next Page »