Xajirnimada Diineed iyo Khatarta ay Ummada u Leedahay – 2aad
(December 26, 2011)
Qeybtii koowaad ee maqaalkan waxaan kaga hadalnay hordhac kooban oo ku saabsan xagjini mada iyo khatarteeda. Waxaan sidoo kale soo qeexnay xagjirnimada iyo noocyadeeda kala duwan. Waxaan si gaar ah u
Uur Doox Qaybtii 2-aad W/Q Shiikh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar
(December 26, 2011)
Waxaan aad ugu mahad celinayaa dhammaan dadkii faallooyinka ,dhiiri gelinta iyo ducooyinka ii soo diray Allaha idinka abaalmariyo.Waxaan Allah ka magangalayaa in aan wax dulmiyo ama la i dulmiyo in a
Shirka Garoowe waa guul u soo hoyatay guud ahaan Soomaali oo dhan
(December 26, 2011)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Ka dib dhammaan  akhristayaasha sharafta mudan meel walboo ay joogaanba waxaan leeyahay
Ciidamo ka tirsan dowlada Kenya oo marayey xadka Mandheera oo la weeraray
(December 26, 2011)
Mandheera:-Ciidamo ka tirsan dowlada Kenya oo marayey xadka Mandheera iyo Baladxaawo ayaa waxaa lagu weeraray waxaana weerarka loo adeegsaday Miino dhulka loogu aasay ciidamada Kenya .Weerarka ka dib
Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Gaas oo beri laga sugayo magaalada Boosaaso
(December 26, 2011)
Boosaaso:-Ra'iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaami nayo ayaa maalinta beri ah la filayaa in uu gaaro magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, wafdiga Ra.iisul wa
Xilibaan ka tirsan Golaha baarlamaanka DFKM oo lagu dhaaway Muqdisho
(December 26, 2011)
Xilibaan ka tirsan Golaha baarlamaanka DFKM ayaa saaka lagu dhaawacay magaalada Muqdisho ka dib markii askari ka tirsan ciidanka DFKM uu rasaas fara badan ku furay xili uu ka soo baxayey gurigiisa oo
Diyaaradaha Kenya oo mar kale duqeeyey Jaziirada Kudhaa ee Gobolka Jubada Hoose
(December 26, 2011)
Kismaayo:-Waxaa saaka mar kale ay diyaaradaha dalka Kenya ay duqeyn ka geysteen Jaziirada Kudhaa ee ku taal Koonfurta Gobolka Jubada Hoos waa markii labaad oo ay diyaardaha dalka Kenya ay duqeyn waxsh
Ciidanka Booliska Boosaaso oo qabtay walxaha qarxa oo la dhiga Is-goyska Gaaca
(December 26, 2011)
Boosaaso,Dec,26 -Ciidanka Booliska iyo kuwa Sirdoonka Puntlland ee loo yaqaan PIS-ta ayaa saaka ku guulaystay in ay fashiliyaan Bac la soo geliyey walxa qarxa oo la soo dhigay Is-goyska Gaaca oo dhina