Dowllada dalka Jabuuti oo ciidamo u soo diraysa Soomaaliya
(December 14, 2011)
Jabuuti:-Ciidamo ka socda dalka Jabuuti ayaa la filayaa in ay maalmaha soo socda ay ku soo biiraan ciidanka AMISOM ee ku sugan caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho, masuuliyiin ka tirsan dowllada J
Gacan ka hadal ka dhashay kulankii saaka ee Golaha Baarlamaanka DFKM
(December 14, 2011)
 Muqdisho:Waxaa saaka kulan ka dhacay xarunta golaha shacabka  ee DFKM oo ay isku yimaa deen xilibaano ka tirsan golaha baarlamaanka ka dhacay buuq iyo gacan ka hadal dhexmaray xilibaano ka soo hor
AL-shabaab mise Ashahaado la dirir “islaami ah”?
(December 14, 2011)
Dilkii arxan darrada ahaa ee loo geystay caalimkii weynaa ee Dr. Axmed xaaji wuxuu abuuray su’aalo ay xaq tahay in uu is weydiiyo qof walba oo dareen fiyow leh, fidradiisuna dhaqan tahay, loona helo