Raabidada Macaahida sharciga ah oo ka tacsi u diraya eheladii Dr. Axmed Xaaji
(December 5, 2011)
Boosaaso:-Raabidada Macaahida sharciga ah oo ka tacsi u diraya eheladii Dr. Axmed Xaaji waxaana ay alle uga baryayaan in alle janadii ka waraabsho Masuuliinta Raabidada Macaahida sharciga ayaa u

(December 5, 2011)
Markaz bilal: Ducaada, Ardayda, walaalidiinta iyo Odayaasha markaz bilal ee magaalada Aarhus Danmark waxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga direynaa eheladii, qaraabadii, asxaabtii, iyo dhaman um

(December 5, 2011)
Denmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad ,Sh.Maxamuud Abu Dhalxa iyo Sh.C/risaaq Takar ayaa si qiimo leh uga hadlay dilkii ay dhagarqabayaasha ay u geysteen Shiikh Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan iyaga oo ugu baaqay

(December 5, 2011)
Qatar:- إنا لله و إنا إليه راجعون إن لله ما أعطي وله ما أخذ ولكل شيء عنده بقدار Dhamaan culimada ,odayaasha dhaqanka iyo dhamaan jaaliyada somaal

(December 5, 2011)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday xarumaha ciidamada AMISOM gaar ahaan xero Jarmal iyo Ex-control Balcad oo ka kala tirsan degmooyin

(December 5, 2011)
Masjidka Ibnuthaymeen ee magaalada Leicester waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa eheladii iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed meel ay joogaanba geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariistee

(December 5, 2011)
Boosaaso:-Waxaa maanta salaadii Duhur ka dib lagu aasay Boosaso Sh.Dr axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo saaka salaadii subax ka dib ay dileen kuwa dhagar qabayaal ah oo la soo abaabulay, Allaha u naxariis

(December 5, 2011)
Jigjiga:-Anaga oo ka tiiraanyeysan dilkii naxdinta lahaa ee loo geystay Sheekh Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan waxaan tacsi u direynaa ehelkii ubadkii, ardaydii iyo asxaabtii uu sheekhu ka geeriyooday, sheek Yaa dilay Dr. Axmed Xaaji W/Q Dr Sheekh C/risaaq Maxamuud Takar(قال تعالى: (وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِناً مُّتَعَمِّداً فَجَزَآؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِداً فِيهَا وَغَضِبَ اللّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَاباً عَظِيماً)- النساء)
(December 5, 2011)
Illaahay ha u naxariisto Dr. Sheekh Axmed Sheekh Cabdiraxmaan, Janatu Al-firdawsna ha geeyo, samir iyo iimaana ha kasiiyo eheladiisa iyo dhamaan ummadda Soomaaliyeed. Bartilmaamaysiga iyo beegsiga b

(December 5, 2011)
Minisota:-Golaha Imaamyada waqooyiga Mareykanka ayaa isagoo ka tiirsanyeysan waxa uu tacsi u dirayaa ehelada iyo umadda Soomaaliyeed geeridii Naxdinta laheyd ee ku timid Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan. Gol
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|