Sh.Cabdiraxmaan Abyad oo caawa muxaadaradii 2aad ka jeediyey Masjidka Tawxiid ee Copenhagen(Dhageyso)
(December 19, 2011)
Copenhagen:-Waxaa sida caadiga ahayd caawa mar kale ka dhacay Masjidka Towxiid ee magaalada Copen hagen ee caasimada dalka Danmark muxaadaradii 2aad ee uu jeediyey Shiikh Cabdiraxmaan Abyad oo muxaada
Miraha iimaanka labada Daarood by Sheekh Abdiqadir Maxamed Cismaan Boobe(Daawo)
(December 19, 2011)
Nairobi:-Sheekh Abdiqadir Maxamed Cismaan Boobe ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Masjidka imaam Shaafici ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya .Sheekh C/qaadir Boobe ayaa si aad ah ugu dheer
Masuul ka tirsan Al-shabaab oo ku baaqay in la weeraro shirka ka dhacaya Garoowe
(December 19, 2011)
Garoowe:-Masuul ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa ugu baaqay taageerayaasha ururkiisa in ay weeraro iyo qaraxyo la beegsadaan shir ka wadatashiga  ee wajigiisa labaad uu ka furmayo magaalada Garoowe,
Madaxweynaha DFKM Shariif Sh Ahmed oo si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe
(December 19, 2011)
Garoowe:-Madaxweynaha DFKM Shiikh Shariif Shiikh.Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa  gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowllada Puntland waxaan halkaas ku soo dhaweeyey madaxweynaha Puntland 
Hey’adda Culumada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saartay Xaaladda dalka Marayo
(December 19, 2011)
Muqdisho:-Hey’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa maanta bayaan ka soo saartay xaalada murugeysan oo uu dalka marayo waxaana nuqul ka mid ah Bayaan uu soo gaaray Halgan.net  Bayaanka Hey’adda Culumad
Madaxweynaha DFKM oo la filayo saacadaha soo socda in uu gaaro Garoowe
(December 19, 2011)
Garoowe:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa saacadaha soo aadan waxaa la filaa in ay soo gaaraan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana socdaalkooda lagu she
Ciidamada Kenya oo Qarax lagula beegsaday agagaarka Xerada Qoxootiga Xagar-dheer
(December 19, 2011)
Kenya:-Wararka naga soo gaaraya xerada qoxootiga Xagar-dheer ee deegaanka Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Qarax geystay dhimashada 2 ka mid ah  askarta Kenya uu ka dhacay barqadii maanta