Makaanad suna cinda Salaf Shiikh C/qaadir Boobe (Dhagayso)
(December 12, 2011)
Nairobi:-Shiikh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada iyo ducaada ku sugan magaalada Nairobi ayaa muxaadaro qiimo leh ka jeedshay xalay qolka Somali Islamic Taqwa Network waxaana uu si qiimo leh uga ha
Sh Xasaan Xusen oo sheegay in la garanayo xogna uu ka hayo cidii dishay Dr Ahmed(Dhageyso)
(December 12, 2011)
Nairobi:-Shiikh Xassaan Xuseen Aaden ayaa waxaa uu ka hadlay markii ugu horeysay dilkii  allaha u naxariisteeb Shiikh Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo lagu dilay isbuucii la soo dhaafay magaalada Boosaaso
Al-shabaab oo soo bandhigtay aqoonsiyada qaar ka mida Askartii Burundi ee lagu dilay Muqdisho
(December 12, 2011)
Muqdisho:-Masuuliyiin ka tirsan Ururka Al-shabaab ayaa saxaafada u soo badhigatay cadeymo iyo  aqoonsiga iyo weliba masawirada qaar ka mid ah Askartii Burundiiska ahayd ee lagu dilay dagaalkii dhex m
Baneysiga Dhiiga Muslinka Sheekh Maxamed idirs iyo Sheekh Ahmed Nuur (Daawo)
(December 12, 2011)
Minisota:-Culumada iyo Ducaada dalka Mareykan gaar ahaan magaalada Minisota ayaa waxay qabteen kulan diimeed ay uga hadleen taariikhdii Dr Ahmed Xaji C/raxmaan iyo sida ay u banaaneyn in qofka muslink